Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Waare

Waxaa soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa salka ku haya saami qeybsiga canshuuraha laga qaado gobolka Hiiraan , waxaana Madaxweyne Waare la sheegay in uu sameestay dad gaar ah oo … Continue reading Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Waare